Daawo:Dowlada Muusi Biixi oo Hagratay Laascaano iyo qalabka Hawada oo lagu rakibay Xili ay waxqabad dhab ah u baahantahay

muuse

Magaalada Laascaano ayaa waxay u baahan tahay horumarin xaga Caafimaadka, Waxbarashada Iyo dhismaha wadooyinka taas oo Maamulka uu hogaamiyo Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi uu ka gaabiyey inuu wax ka qabto,

Bulshada Laascaano ayaa waxay Maamulada Soomaliland soo maray ee kala duwan ku eedeeyeen inay ka gaabiyeen wax uqabadka Gobolka Sool gaar ahan Laascaano , waxaana maanta soo gaaray Magaalada Laascaano wasiirka beeraha Somaliand kaas oo qalabka hawada ka hirgaliyey Magaalada Laascaano xili looga fadhiyey wax qabad dhab oo nolosha bulshada wax kabadali kara sida Cagaf cagafyo loo adeegsado sidii beero looga hirgalin lahaa deegaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.