Daawo:Xildhibaan Jeesow oo hambalyo udiray Jawaari

jeesow

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamida xildhibaanada Golaha shacabka Soomaliya ahna Xildhibaan ka mid ahaa Xildhibaanadda sida xooggan ugu ololeeyey Mooshinka ka dhanka ahaa Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay in Is-casilaadda Jawaari soo gebagebaysay Xiisadda Siyaasadeed ee taagnayd.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.