Lacag Laga Keenay Imaaradka oo lagu qabtay garoonka Muqdisho

lacag

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho Maanta lagu qabtay Diyaarad siday lacag oo ilaa iyo hadda aan la shaacin cadadeeda, Diyaaradaan ayaa waxaa la sheegay in ay ka timid Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta isla markaana lacagta saarneyd Diyaaradaas ay leedahay Dowladda Imaaraadka Carabta.

wararka ka imaanaya Saraakiisha amaanka ee garoonka Muqdisho ayaa sheegay in ay qabtayn ilaa sadex Boorso oo ay ku jireen Malaayiin lacag doolar ah waxaana laga dejiyay diyaarad ka timid Imaaradka, Waxaan wali war sugan laga hayn lacagtaan waxay tahay Iyo meeshay ku sucoto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.