Ciidamada Nisa oo dib ugu noqday Xeryahoodii iyo wadooyinkii Magaalada Muqdisho oo lafuray

wado

Waxaa dib loo furay wadooyinkii ee Magaalada Muqdisho kadib markii la xiray amiro amaan awgood, waxaana Dhamaan Ciidaamadii Mabsugida ee ku sugnaa Baro kontarool ee ku yaala magaalada Muqdisho ayaa laga qaaday waxaana lagu badalay Ciidamo Booliis ah.

Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyey Furitaan lagu sameeyey wadooyinka Magaalada muqdisho ayakoo dhibaato ku qabay Xirataan wadooyinka waxay sababtay xiritaanka wadooyinka muqdisho in qaymaha gadiidka kor u kaco sida ay sheegayaan dadka raaca gadiidka dadwaynaha Iyo Gadiidlaydaba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.