Daawo:Shir Muqdisho ku dhexmaray Wax garadka Beelaha Daarood iyo Hawiye

farxaan

Waxaa Magalaada muqdisho ee caasumada Soomaliya ka dhacay kulan aya yeesheen waxgaradka Beelaha Hawiye Iyo Darood kas oo looga hadlaayey sidii looga shaqeyn lahaa wada noolaan shaha labada Beelood dibna laysugu celin lahaa wixii hanti ah ee lakala haysto.

Markii kulanka soo dhamaaday ayaa waxaa saxaafada lahadlay Ugaas Farxaan Ugaas cumar Iyo Nabadoon Xasan Xaad waxayna sheegen mahiimada uu u leeyahay kulan Bulshada Somaliyeed Iyo labada Beelood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.