Daawo:Tahriibayaal uu safiirka Soomaliya ka keenay Liibaya ayaa Lagu Soo Celiyay Magaalada Hargeysa

maxaabiis

Magaalada Hargaysa waxaa soo gaaray Tahriibayaashii uu safiirka Soomaliya ee Midowga Yurub kasoo daayey xabsiyada Dalka Liibaya kuwaas oo lagu soo celiyey Magaalada muqdisho kadibna uga sii gudbay Magaalada Hargaysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.