Daawo:Afhayeenka Belaaha Daarood Suldaan Maxamed Suldaan Yuusuf oo Ka Tecsiyey Dadki Lagu Layay Degmada Dhuudo Ee Gobolka Karkaar Puntland

suldaan

Afhayeenka Belaaha Daarood Suldaan Maxamed Suldaan Yuusuf oo kamida Suldaamada Puntaland ayaa waxuu Ka Tecsiyenaya Dadki Lagu Layay Xalay Degmada Dhuudo Ee Gobolka Karkaar Puntland ayaa waxaa uu Ilaahay uga baryey inuu u Naxaristo Samir Iyo Iimaan Ilaah Hanaga Siyo waxa kaloo sheegay inay tahay “Waa Kugu Dhimay Ka Dhimay” Labada Beelood Ee Walalaha Ah Ee Kale ah Beesha Cali Saleban Majerten Ee Hada Wax Gesatay Iyo Beesha Muuse Saleban Majerten Ee Wax Lo Gestay Isimadooda Culumadooda Nabadoonadoda Wax Garadka Labada Beelood Iin Arinta Loo KaCo Oo Laysku Dayo in Wax Danbe Dhicin Insha Alaah
Afhayeenka Belaaha Daarood Suldaan Maxamed Suldaan Yuusuf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.