Qaar ka mid ah Hawenka ka shaqeeyo Nadaafada Gobolka Banadir oo lagu biifufiyay wax sun loo maleynayo

deg

Haween ka shaqeenayay Nadaafada Dagmada Cabdicasiis ayaa lagu buufiyay wax loo maleenayo Sun waxaana ku buufiyay Rag watay Gaari Noha ah oo aan taargo la heen kaasi oo goobta ka baxsaday.

Haweenka Sunta lagu buufiyay tiradooda waxa ay gaareysaa 9 waxaana liidata xaaladda Afar kamid ah Haweenkaasi oo jirkooda uu isbadalay kuwaas oo loo qaaday Spitaalka Erdugan ee Ex Digfeer.

Maamulka Dagmada C/casiis ayaa ayaa xaqiijiyay dhacdadaasi, iyaga oo dhanka kale sheegay inay ku raadjoogaan cidii ka dambeysay arintaasi.

Dhaqaatiirta Caafimaadka ee Spitaalka Hubaal oo haweenkaasi qaar kood la geeyay oo ku yaala Xaafada Sanca ayaa Kulmiye u sheegay inaysan ka hordhici Karin waxa lagu buufiyay Haweenkaasi,balse ay dib ka soo sheegi doonaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.