Daawo:Xildhibanada Barlamaanka Soomaliya oo loogu baaqay inay dalka Dib ugu soo Noqdaay

barlaman

Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey oo Maanta Warabahinta kula hadlay Muqdisho ayaa u yeeray Xildhibaananda dalka dibadiisa ku maqan iyo kuwa fasaxa ku maqan in ay soo xaadiaran.
Wuxuu sheegay Xildhibaanada Baarlamaanka in laga doonaayo illaalinta iyo midnimada Golaha Shacabka, maadaama Xildhibaanka uu yahay masuul qaran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.