Daawo:Ciidamada kenya oo kusoo dulaay Baladxaawo iyo Shacabkii oo la dagaalamay

balad

Ciidmada Kenya oo wata Gadiidka dagaalka ayaa waxay kusoo dulleen Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo halkaas oo iyaga Iyo shacabka iska hor imaad ku dhexmaray, ciidamadaan Kenya ayaa doonaya inay Darbi ka dhisaan Xafadaha Degmada Baladxaawo qaar kamida saasna ku boobaan dhulka Soomaliya.

Wararkeena dambe kala soco warar dheeraad a.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.