Daawo:Shir looga hadlaayey Cafimaadka Gobolka Gedo ayaa lagu soo gabagabeeyey Doolow

isbitaal

Magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyey Shir looga hadlaayey sidii loo horumarin lahaa caafimaadka Gobolka gedo oo ay kasoo qayb galeen gudoomiyaha Gobolka Gedo Iyo gudoomiyaasha Degmooyinka gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.