Daawo:Magaalada Auckland ee dalka New Zealand ayaa laga dhisay Masaajid Cusub

masjid

Magaalada Auckland ee dalaka New Zealand ayaa lagu daahfuray masaajidkii ugu horeeyay oo jaaliyadda soomalida dhistaan, Munaasabadii lagu furaayey ayaa waxaa kasoo qayb galay jaaliyada Soomaliyeed ee dalka New Zealand.

Masjidkaan oo ka kooban sadex dabaq ayaa waxay farxad galisay bulshada Soomaliyee ee New Zealand Iyo kwa dalka ay dariska ah ee Ustareeliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.