Daawo: Ganacsatada Hargeysa Oo Joojisay Shilinka SomaliLand

Laga Bilaabo Sanadii tagay 2017 waxaa shacabka Soomaliland soo wajahay Sixir barar adag kaas oo qal qal galiyey Ganacsiga Iyo Nolasha dadka dhawaan bay bay ahayd markii amar kazoo baxay Dowlada muuse Soomaliland lagu joojiyey isticmaalka lacagta Mobileka lagau diro taas oo sababtay in ganacsatada ay joojiyaan isticmaalka Shilinka Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.