Daawo:wariye Fashiliyey waftigii muuse biixi ee kasoo Noqday Imaaradka

muuse

Wafti balaaran oo uu hogaaminaayo Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi ayaa waxay dib ugu soo laabteen Magaalada Hargaysa waxaana ay Martiqaad ka heleen dalka Imaaradka si ay uga wada hadlaan dhisida dekada Berbera.

wariye Maxamed Guraase oo ka hawl gala TVga HCTV ayaa waxuu waftiga waydiiyey laga soo bilaabo Riyaale ilaa Muuse Biixi waxaad lakulantaa oo kaliya wasiirka Madxtooyada Imaaradka Maxaad diiday inaan madax kale oo kasareysa inaad lakulantaan, waxaa kaloo waydiiyey waftiga maxuu wasiirka arimaha dibada Soomaliland uga hadli waayey in la ogalaaday Basaboorka Soomaliland.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.