Daawo:Jubbaland oo Qirtay inay Jiraan Saraakiil iyo Dad Habqabiil isu ababulay oo Hantida Shacabka Dhacaysa

madoobe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis ah shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha Xukuumada Jubbaland, Golahu ay ka doodeen caqabado sanadihii lasoo dhaafay ka taagnaa dhulalka Kismaayo.

Golaha wasiirada Jubbaland oo shir Gudoominaayey Madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxaa Digniin u direen dad hab qabiil isbaabulaaya Iyo saraakiil Iyo qaybmo kamida Ciidamada Aminaga Jubbaland ee ku sugan Kismaayo oo Boobaya Hantida Shacabka waxayna sheegen cidii lagu qabto boobka dhulka in sharciga lala tiigsanaayo.

Shacabka Iyo Siyaasiyiinta Jubbaland ayaa Mudooyinkii dambe ku eedeeyey maamulka Jubbaland inay ka gaabiyeen dhibaatada shacabka Jubbaland kismaayo loogu gaysto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.