Dhageyso:Somaliland Oo dacwad ka Gudbisay Idaacada BBCda

bbc

Xukuumada Soomaliland ayaa waxay warqad Cabasho ah u gudbiyeen Madaxda ugu sareysa BBCda ee kusgan Nairobi Iyo London warqadaas oo kaga cabanayaan dhexdhexaadnimo la’aan ku eedeyeen laanta afka Soomaliga ee BBCda.

Wasiirka warfaafinta Soomaliland Cabdirixmaan Faarax Guri Barwaaqo ayaa waraaqdiisa ku sheegay in BBCda aysan siin fursad lamida midka ay siiyaan Mucaaradka Soomaliland ee doodaha ka qayb galaya, waxaa kaloo intaas wasiir Guri Barwaaqo ku daray hadii Madaxda BBCda kasoo jawaabi waayaan cabashadayada in talaabo ka qaadayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.