Daawo:Horjoogo ka tirsan Alshabab ayaa isu soo dhiibay CIidamada Gobolka Gedo

Guutada 10aad ee ciidanka Xooga ayaa soo bandhigay horjooge ka tirsanaa Al shabaab oo isu soo dhiibaya Ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed gaar kuwa Degmada Baardheere, horjoogahaan ayaa sheegay injuuu Dhaqaalo daro uga soo tagay Kooxda Alshabab oo uu horay uga Tirsanaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.