Muuqaal:Wasiir Bayle oo daah furay mashruuc shaqo loogu abuurayo Dhalinyarada

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah furay mashruuc ku saabsan shaqo abuur loo sameynayo dhalinyarada Soomaaliyeed.

Dahfurka mashruucan oo ah mid looga tala galaay habka shaqo Abuurka looga sameyn karo dhalinyaradda Soomaaliyeed iyo kaalinta horumarinta Dalka islamrkaana laga qeyb qaato sidii Dalka looga fulin lahaa mashaariic wax tar u leh bulshada Soomaaliyeed.

Xubno ka socday Dowladd Gobaleedyadda xubnaha ka ah Dowladda Dhaxe iyo Gobalka Banaadir ayaa si isku mid ah isugu raacay in muhiim ay tahay in laga wadda qeyb qaato horumarka dalka iyo sidii kaalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed looga abuuri lahaa shaqo si looga bad baadiyo tahriibka iyo ku biirista kooxaha arggagixisada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.