Faraax Macalin ONLF u sheegay inaysan is dhiibin iyo IToobiya Waa dhacday Cadkiina dhacsada

farah

Gudoomiye kuxigeenkii hore barlamanka Kenya Faarax Macalin ayaa waxuu ka hadlay shirka Itoobiya Iyo ONLF uga socda Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxuuna sheegay ONLF inay shaqo Fiicaan soo qabteen lana dagaalameen Itoobiya lakiin Maanta waa lagu dan gaarayaa.

Farax Macalin ayaa waxuu kaloo sheegay Maanta markii dowladii Itoobiya Burburtay ma ahan inay isdhiibaan Itoobiya dhulka Soomaliya ayey rabaan si qayraadkooda u qaataan, Itoobiyana Intay soo dhaaftay dhulkeedii ayaa waxay Xukuntaa Somaliland,Galmudug,Puntland,iyo Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.