Wariye saabir oo cinwaankiisa ay isticmaalayaan Ciidamada Axmed Madoobe xilli uu xabsi ugu jiro.

madoobe

Ciidamada nabad sugidda jubbaland ayaa isticmaalaya boga uu facebook kuleeyahay wariyaha uxiran sadexda maalmood ee saabir cabdiqaadir warsame, Waxay bogiisa kusoo qoreen aflagaadooyin ay dad gaar ah kula kaceen kuwaas oo ay isaga dhigayaan inuu wariyuhu qorayo.

Tacadiyo iyo jirdil ayaa xabsiga loogu geystay wariyaha iyadoo ilaa iyo haddane aan war laga hayn xaalkiisa halka uu ku dambeeyey.
saabir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.