Akhriso:Wareegto Kasoo baxday Xafiiska Guudomiyaha Wariyaasha Gobolka Gedo Maxamed kaafi ayaa lagu magacaabay Xubno Mahiim ah

uk

Dhawaan bay ahayd markii la doortay Gudoomiyaha Suxufiyiinta Gobolka Gobolka Gedo Maxamed Kaafi Aadan “Kaafi Uk” guudmiyaha Kaafi ayaa leh qibarad Maamul Iyo mid warbaahineed waana tan lagu doortay.

Wareegto Kasoo baxaday Xafiiska Gudoomiyaha Waariyaasha Gobolkla Gedo ayaa waxaa lagu magcaabay xubno kamid noqonaya Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo waxayna kala yihiin sidaan .

  • Axmed Cumar Saalixi Gudoomiye kuxigeenka Ururka suxufiyiinta Gobolka Gobolka Gedo
  • Maxamed Macalin Aadan Madaxda Tobabarka  Ururka suxufiyiinta Gobolka Gobolka Gedo
  • Cumar Caydruus Axmed Xogyaha Ururka suxufiyiinta Gobolka Gobolka Gedo
  • Warsame Xaaji Faarax Ururka suxufiyiinta Gobolka Gobolka Gedo

gedo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.