Daawo:Xildhibaano iyo Waxgarad ku baaqay in si dag daga Xayraado Looga qaado RTN TV

sandheere

Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Aadan Sandheere oo Ka tirsanaa jiray xildhibaanadii Dowlada Xasan Sheikh Iyo Oday Dhaqameed Ka Soo jeedo Gobolka Juboyinka ayaa waxay ugu baqeen Axmed Madoobe in uu Si deg deg u furo Xafiiskii RTN TV Magaalada Kismaayo oo dhawaan Xiray.

Xildhiabaan Cabduqaadir sandheere ayaa sheegay inuu RTN TV lamid yahay Tiifiiyada kale loona baahan yahay in si sharuud la’aan ah loo soo daayo, waxaa kaloo wax garadku sheegeen inay tahay dulmi waxa loo xiray RTN TV.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.