Munaasabad uu soo qabanqaabiyay fanaan Maxamed Macloow Nuur oo loogu baror diiqaayay alaha u naxariistee Mama Dalays

dalays

Waxaa Magalada London ka dhacay Munaasabad uu soo qabanqaabiyay fanaan Maxamed Macloow Nuur oo loogu baror diiqaayay alaha u naxariistee Khaadiijo Cabdulaahi Camey “Maama Dalays, munaasabadan ayaa waxa ka qay galay qaybaha kala duwan ee Bulshada London waxayna ilaahay uga baryeen inuu ilaahay unaxariisto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.