Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo Goob Fagara ah kula hadlay Bulshada Caabudwaaq

farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku gudajiro socdaalka Nabadda Iyo dib-uheshisiinta ayaa gaaray magaalada Caabudwaaq, waxaana si diiran usoo dhaweeyey Shacabaka Degmada Caabudwaaq dhamaantood ayakoo safnaa wadooyinka Iyo Barxada wayn ee Magaalada Caabudwaaq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.