Maqal iyo Muuqaa+Sawiro:Wafti kaso hormaray Booqashada Madaxwaynaha Somaliya ayaa soo gaaray Caabudwaaq

Wafti Balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa waxuu kusoo wajahan yahay Mgaalada Caabudwaaq hadaba waxaa manta soo gaaray wafti hordhaca oo ay hogaaminaayaan Madaxweyne kuxigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka si ay ugu qayb qaataan soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya oo maalmaha soo socda booqasho ku imaanaya Caabudwaaq.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan kasoodiray Caabudwaaq.


carabay

carabay

carabay

galmudug

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.