Dilalka Soomaalida ku nool wadanka Koofur Africa oo cirka isku shareeray kadib markii dilal kale oo hor leh ay ka dhacaan Dalkaas

Laba dhalinyaro ah ayaa lagu dilay tuulo u dhaw magaalada Kibtoon ee wadanka koofur afrika, halkaasi oo ay ku lahaayeen dukaamo ganacsi.

Waa dilkii sedaxaad oo ka dhaca dalkaasi sanadkaan bilowga ah oo loo geysto soomaalida ku nool wadanka koofur afrika

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.