Daawo:Madaxweynaha Soomaalia Ayaa Gaaray Xarunta Tababatka Ciidanka Booliska Soomaaliya ee Degmada Carmo.

farmaajo

Madaxweynaha Soomaalia Maxamed Cabdulaahi farmaajo Ayaa Gaaray Xarunta Tababatka Ciidanka Booliska Soomaaliya ee Degmada Carmo xaruntaan aya ah xarun lagu tobabaro ciidanka Booliska gas ahaan kuwa Maamul goboleedka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.