Daawo:Dowlada Puntland oo sheegtay Inaysan Gacmaha Ka laaban doonin weerarka ay soo qaaday Somaliland

Madaxtooyada Puntland ayaa si kulul looga hadlay duulaan ay Somaliland ku qabsatay deegaano kamid ah gobalka Sool, Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay ka jawaabayso weerarkaas oo ahaa mid lagu carqaladeynayo safarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaaliga ah ee Soomaaliya uu ku marayo deegaanada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.