Madaxwaynaha Soomaliya Ayaa Si wayn Loogu soo dhaweeyey Garoowe

garoowe

Madaxweynaha JFS mudane maxamed farmaajo oo ay wehliyaaan wasiiro & xildhibaano ayaa ka duulay garoonka aadan abdulle aadan cade isagoona ku sii jeedo magalada garoowe ee caasimada puntland isagoona ugu danbeyntii diyaaradii siday madaxweynaha ay cago dhigatay garoonka diyaaradaha ee kanooko

Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa garonka konooko ee magaalada garoowe ku soo dhaweeyay madaxweynaha putland cabdiwali maxamed cali gaas masuliyiin ka tirsan maamulka putland iyo qeybaha kala duwan bulshada.

Madaxweynaha JFS maxamed cabdulaahi ayaa ayaa ku sugnaan doona deegaanada putland mudo afar maalmood ah oo ay maanta ugu bilaabanayso booqashadiisa isagoona isku soo maridoono sadex gobol intuu kugu jiro booqoshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.