Daawo+Sawiro:Booqashadii Madaxwaynaha Soomaliya

farmajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta oo Axad ah gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamul-Goboleedka Puntland, halkaasi oo uga bilaabatay booqasho maalmo qaadan doonto.

Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa ku wehelinaya Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo halkaasi ay uga sii horeeyeen Wafdi hordhac u ahaa kan madaxweynaha ee maanta halkaasi gaaray.

Wadooyinka Mgaalada Garoowe ayaa waxaa soo buux dhaafshay Shacab lulaayo caleemo Iyo calanka Soomaliyeed ayaa ku qaylinaayo soo dhawoow Madaxwayne.


farmojo

farmo

farmajo

farmajo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.