Jaaliyada GalJubba London oo ka Tacsiyeysey Allaha Unaxariistee Salaad faarax jimcaale

tacsi

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Salaad faarax jimcaale oo ku geeriyooday Magaalada London ee dalka Ingiriiska.
waxay tacsi tiinranyale u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, eheladii uu ka dhintay in ilaahay samir iimaan ka siiyo jana fardowsa ka waraabiyo AAMIIN,

1-BASHIIR Aden DIRIR
2-Aden Cabdullaahi Cali.
3-Col.Yuusuf Diiriye Siyaad. (Taaxuk)
4-Col.Cabdinuur shiddane Yuusuf
5-Cabdullahi Jimcaale Faarax
6-Cabdulqaadir Maxamed Cali
7-Aden Maxamed Jaamac
8-Maxamuud Barre(qoslaaye)
9-Cumar Jaamac mire
10-Saciid Maxamed Mire
11-Cabdi Muuse mire
12-Maxamed aden cali
13-Maxamuudb dhabacadeeye
14-Cabdullahi Xalane nuur
15-Khaliif Ashkir Diinixoosha
16-Col,abdullahi Jaamac Warasame(dhegawyne)
17-Maxamed Ashkir Dhudub
18-Col.Cabdullahi Cali dirir
19-Cabdib Aden Barre
20-Nabadoon,Cabdi Muuse Xongor.
21-Cadceed Cabdi wacays
22-Aadan Ibaraahim ismaaciil
23- Cabdi Maxamed warsame (Deeq faandhe)
24-Garad farah warsame
25- maxamuud warsame (xoog wayn)
26- Ambasador axmed Shiiq
27-Carfoon Cabdi Balal
28-Ashkiro Cigaal
29-Xamza Ibraahim
30-deeqa Giije
31-Galad Cali Caabi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.