Xuska Sannad Guurada 74 Aad Ee Aasaaska Ciimadada Booliska ayaa lagu qabtay kismaayo

indhakorey

Waxaa Magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah Jubbaland lagu qabtay Xuska Sannad Guuradii 74 Aad ee aasaaska Ciimadada Booliska Soomaliyeed waxaana Ka qayb galay Madax kala duwan oo kamid yahay Wasiirka Amniga jubbaland, Madaxwayne Kuxigeenka labad jubaland, wasiirdowlaha aminga Jubbaland iyo taliyaasha Ciidmada Booliiska jubbland.

Madaxdii ka qayb gashay Xuska Sannad Guuradii booliiska Soomaliyeed waxay Hambalyo iyo salan udireen ciidmada Booliska iyo qoysaskooda ayakoo u rajeeyey Guul.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.