Wasiirka Caafimaadka Soomaliya ayaa Deeq daawo ah gaarsiisay Magaalada Baladwayne

Wafti ay hogaaminayso Wasiirka cafimaadka Soomaliya Fowsiya abiikar Nuur oo la socdaan xildhibaano iyo Wafti kale ayaa waxay soo gaareen Magaalada Baladwayne, wasiirada ayaa keentay daawo loogu talagalay in wax looga qabto shubin biyoodka iyo cuduarada kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.