Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Siideynta C/raxmaan C.shakuur Warsame

Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hadlay Qaabkii loo siidaayay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame,waxaana uu Tilmaamay in Qaab Damiin ah lagu soo daayay Siyaasiga.

Madaxweyne Xaaf ayaa Xusay in Dadaal dheer loo galay siideynta C/raxmaan C.shakuur Warsame,iyadoo uu Tilmaamay in Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Gobolleedyada qaarkooda ay ka qeyb qaateen siideynta Siyaasiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.