Daawo:Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay inay sharci daro tahay in Xeer ilaalinta Racfaan loo diido

xeeriliyaha

Dr Axmed Cali daahir Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Shir jaraaid ee uu kuqabtay magaalada Muqdisho ku sheegay in Xeer ilaalinta ay Racfaanka ka qaadatey Xukunkii Maxkamada ee lagu sii daayay c/raxmaan c/shakuur.
Waxaa kaluu Xeer ilaaliyaha ayaa Waxa uu sheegay in Sharci daro ay tahay Go’aanka Maxkamada iyo Xeer ilaalinta Racfaan loo diido arintaasina aysan aheyn mid sharci ah siduu sheegay Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.