Tababar ku saabsan umulisada oo lagu qabtay Garbaharrey

Waxaa magaalada Garbaharey lagu qabtay tababar lagu baranaayo Umulisada oo waxaana ka qayb qaatay haweenka Magaalada Garbahaarey iyo deegaanada hoos yimaada, Tobabarkaan aya waxuu soconayaa mudo lix bilood ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.