Muuqaal:Tuulada Muuro Jiido ayaa 8 Sano Helin wax Gurmad ah Hadana Ubaahan Gar gaar dagdaga

moorojiido

Bulshada Kudhaqan tuulada Mooro jiido oo 20 Km ujirtaa Jowhar ayaa Markii ugu horeysay Dadkii kunoola waxa ay kahadleen Caqabadaha heysta, Waxaana ay Sheegeen In Dhibaato xun oo xaga bili’aadnimada ah ay kajirto wax caawima ah oo soo gaarayna majiraan 8 sano ee lasoo dhaafay.

Gudiga taakulaynta Abaaraha ee tuulada Mooro Jiido ayaa sheegay in kabadan 60 qoys ay kabarakaceen Tuulada hadaana gurmad loo geyna qoysaska ku haray ay soo food saari doonto xaalad adag, waxayna uGu baaqeen muslimiinta inay gurmad dag daga lasoo gaaraan tuulada MooroJiido.

Waa Warbixintii Wariye Sare Shiishaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.