Gudiga dhismaha Masjidka Balad Xaawo ayaa muslimiinta ugu baaqay inay kaqayb qaataan dhismaha Masjidka

masjid

Gudiga dhismaha degmada Baladxaawo ayaa waxay Muslimiinta uGu baaqay in laga qayb qaato dhismaha Masjidka Fatxi ee Degmada Baladxaawo, waxay sheegeen gudiga dhismaha Baladxaawo in Masjidka laga dhigayo labo dabaq madaama baahi way loo qabo Masjidka waxaa muslimiinta laga codsanayaan meelay joogaan inay ka qayb qaataan Dhismaha Majidkaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.