Madaxwayne Xaaf oo Shir Looga Hadlayay Amaanka Magaalada Gaalkacyo ka qayb galay

xaaf

Waxaa Magaalada Gaalkacyo kadhacay shir looga hadlaayey sidii heshiis waara ugaari lahaayeen bulshada Gaalkacyo waxaana Shirkaas ka qayb Galay Madaxswaynaha Galmudug Xaaf,Taliuyaha ciidanka Xooga dalka soomaliya iyo Marti sharaf kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.