Maamulka gobalka hiiraan oo sheegay in dhibaato ku aadan diidmada lacagta Shilinga Somaligaa ay ka jirto gobalkaasi

Gudoomiya kuxegeenka dhinaca arimaha bulsdhada ee gobolka hiraan Sheeq Xuseen Xusmaan cali oo La hadlay idaacada kulmiye ayaa sheegay in gobolka hiiraan aay kajito dhiibatoyin badan oo ku Aadan diidmada lacagta  shilinka soomaliga.
Gudoomiye kuxegeenka ayaa tilmamay in arintaasi aay saamesay dadka danta yare ee kunool deganada gobolka hioraan waxaana dowlada dhexe ee somaliaya ugu baaqay in deeganada lacagaha lagadiiday ee gobolkaasi aay geeso lagao  shilin Somali ah si aay xal ugu noqoto dhibaatada wax gu iibsashada Shilinka soomaliga .
Mudooyinkii danbe degano katirsan gobolka hiiran ayaa waxa laga cabanaayay didmada  lacagta shilinka Somaligaah  taasoo aay dhibaato weyn aay  kunoqotay dadka danta yaree  kunool gobolkasi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.