Golaha Wasiirrada Jubaland ayaa Taageeray Heshiiskii Galmudug iyo jubbaland

jubaland

Shirkii golaha Wasiirada Jubbaland oo shir gudoominaayo Madaxwayne Kuxigeenka Jubbland Maxamuud Sayid aadan ayaa taageeray heshiiskii ay gaareen Galmudug iyo Ahlusuna, shirka intuu socday ayaa waxaa warbixin looga dhagestay Wasiirka Beeraha waxaa kaloo looga hadlay wafti kasocday dowlada Jarmalka iyo Ingiriiska iyo arimo kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.