Daawo+Sawiro:Banaanbax lagu beeninaayo in Alshabaab rag ka tirsan ay soo gareen Caabudwaaq ayaa ka dhacay Degmada Caabudwaaq

Waxaa Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ka dhacay Bananbax ay qabteen Bulshada Caabudwaaq oo ku beenaynayaan in rag Alshabab Katirsan ay soo gaareen degmada Caabudwaaq, qaybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq ayaa waxaa ay sheegeen in warka sheegaya in alshabab rag katirsan ay yimadeen Caabudwaaq uu yahay war aan sal iyo raad toona lahayn.

Warkaan waxaa Caabudwaaq kasoo diray Ayaanle Cabdulaahi


CW

CW

CW

CW

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.