Daawo:Golaha Baarlamaanka Puntland Oo Ansixyay Miisaaniyadda Sanadka 2018Ka xili dhaqaalihii Puntland dhulka Galay

puntland

Golaha Wakiilada Maamul Gpoboleedka Puntland ayaa maanta ansixey Miinsaaniyad sanadeedka 2018 oo ay usoo gudbisay Wasaarada maaliyada Puntland Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland Miisaaniyadaan ayaa dhan Bishiii 14,686,797 doolar waxaana soo xaadiray golaha wakiilada 50 Mudane.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.