Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2017

(Sawirro)Axmed Madoobe oo xalay la kulmay Xildhibaanada labada gole ee laga Soo doortay degaanada Jubbaland

2nd November 2017 admin 0

Axmed Maxamed Islaam  (Axmed Madoobe)  Madaxweynaha Maamulka  Jubbaland ayaa  Xalay casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Muqdisho Xildhibaanada labada gole ee laga soo doortay Jubbaland. Kulankan […]

No Image

Daawo:Raysawasaare Khayre oo la dardaarmay qayb kamida Ciidamada loo diyaariyey ladagaalanka Shabab

2nd November 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ay tababareen isla markaana qalabeeyeen […]

Illaa 50 Xildhibaan oo Baydhabo ku saxiixday mooshin ka dhan ah Shariif Xasan

2nd November 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in illaa 50 Xildhibaan ay maanta magaalada Baydhabo ku saxiixeen mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif […]

Turkiga oo ugu deeqday dowladda Soomaaliya Qoryaha nooca MPT-76

2nd November 2017 admin 0

Dowladda Turkiga ayaa ugu deeqday dowladda Soomaaliya qoryo casri ah, gaar ahaan qoriga MPT-76 oo lagu sameeyo dalka Turkiga, iyadoo markii u horeysay qoryahan lagu […]

No Image

Puntland oo ka hadashay khilaafka ka taagan Dekada Boosaaso

2nd November 2017 admin 0

 Saciid Maxamed Raage Wasiirka Dekadaha Puntland oo la hadlay warbaahinta degaanada maamulkaasi ayaa faah faahin ka bixiyay Khilaafka cirka isku sii shareeray ee u dhaxeeya […]

cabdi

Daawo:Xildhibaan cabdi shire ooMurti ku cabiray Hadalkii uu ska jeediyey Barlamaanka Soomaliya

2nd November 2017 admin 0

Xildhibaan Cabdi shir ciyaar Jecel oo kamida Xildhibanada Barlamanka Soomaliya ayaa qudbad meelo badan taabanysa ujeediyey Barlamanka soomaliyeed isagoo kula dar daarmay inay u dhaqman […]

Farmaajo iyo Al-Sisi oo ka wada hadlay arrimo ku saabsan labada dal

2nd November 2017 admin 0

Madaxwaynaha dalka Masar Abdel-Fattah Al-Sisi ayaa Arbacadii ku dhawaaqay adkeynta waddankiisa ku aadan midnimada iyo madax banaanida Soomaaliya, kadib markii uu qadka telefoonka kula hadlay […]

Xaaladda Magaalada Boosaaso oo saakay degan kadib Banaanbaxyo xoog leh oo Shalay ka dhacay

2nd November 2017 admin 0

Waxaa saakay degan Xaaladda Magaalada Boosaaso xarunta Ganacsiga ee Puntland kadib Banaanbaxyo xoog leh oo ka dhacay saacqdihii la soo dhaafay. Wararka aan ka heleyno […]

warfaa

Daawo:Xildhibaan Sadiiq Warfaa ayaa sheegay in lal dagaalamo argagixisada

1st November 2017 admin 0
godax

Daawo:Xildhibaan Goodax Bare oo Xildhibanada yar ee Mucaaradka ah dhulka ku jiiday

1st November 2017 admin 0
roob

Daawo:Roob badan oo ka da;ay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud

1st November 2017 admin 0
Bosaso

Daawo:Dibad baxyo sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Boosaaso

1st November 2017 admin 0
Bosaaso

Puntland oo Xaalad adag gashay iyo banan baxyo dhimasho sababay oo kasocda Boosaas”Sawiro”

1st November 2017 admin 0

Magaalada Boosaaso ee runta ganacsiga Puntland ayaa waxaa ka socda Banaanbaxayaal caraysan oo xiray dhaq dhaqaaqii ganacsiga. Bananabaxayshaan ayaa kasoo horjeeda xirnaanshaha dekada Boosaaso taas […]

wado

Daawo:Waxaa Heer gabo gabo maraaya wadada isku xirta Garoonka iyo Mgaalada Baardheere

1st November 2017 admin 0

Degmada baardheere ee Gobolka gedo ayaa waxa ka socda mashaariic lagu horimarinaayo magaalada Baardheere waxaana hada maraya heer gabo gabo ah wadada isku xirta Magaalada […]

garbo

Daawo:Siminaar Aqoon Kororsi ah oo lagu qabtay Magaalada Garbahaarey

1st November 2017 admin 0

Magaalada Garbaaharey ee gobolka Gedo ayaa waxaa lagu qabtay Siminaar ay kaqayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka Magaalada Garbaahrey waxaana lagu baranaayey […]

Posts pagination

« 1 … 31 32 33 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes