Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2017

shari

Daawo:Madaxwayne Shariif Xasan oo shaki kaqaba Jiritaanka Federaalka

6th November 2017 admin 0
xaaf

Daawo:Madaxwaynaha Galmudug ayaa ugu baaqay Sanetorada Galmudug inay Heshiiyaan

6th November 2017 admin 0

Madaxweyne Xaaf oo ka mid ahaa Madaxweyneyaashii Maamul Gobolleedyada ee Maanta Kulanka la yeeshay Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Qudbad uu jeediyay waxaa uu […]

xafsade

Madaxweynaha Galmudug oo Dalbaday in lala Heshiisiiyo Ahlusunna

6th November 2017 admin 0

Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug oo ka mid ahaa Madaxweyneyaashii Maamul Gobolleedyada ee Maanta Kulanka la yeeshay Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya […]

Galmudug oo xukuntay muwaadiniin u dhashey Yeman

6th November 2017 admin 0

Maxakamada kutaala magaalada Gaalkacyo ee Galmudug  ayaa Xukun Ku Riday Kalluumeysato udhashay Wadan Yeman,kuwaasi oo lagu eedeeyey in ay si sharci daro ah uga kalluumeysanayay. […]

Madaxweyneyaasha Maamul Gobolleedyada oo maanta hortagay Xildhibaanada Aqalka Sare

6th November 2017 admin 0

Madaxweyneyaasha Maamul Gobolleedyada oo Maalmahaan ku sugnaa Magaalada Muqdisho islamarkaana ka qeyb galay Shirkii Shalay lagu soo gaba gabeeyay  Muqdisho ee u dhexeeyay Madaxda Dowladda […]

Gaas oo ka hadlay Duqeynta lala beegsaday Daacish-ta Soomaaliya

6th November 2017 admin 0

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa faah faahiyay weerarkii Duqeynta loo adeegsaday ee Ciidamada Mareykanka ay ku qaadeen Jimcihii ina dhaaftay Buuraleyda Gobolka […]

Boqorka Sacuudiga oo Xabsiga Dhigay 11 Amiir & Wasiiro

6th November 2017 admin 0

In ka badan 10 Amiirada ka tirsan Qoyska Boqortooyada iyo Wasiiro ayaa xabsiga loo dhigay arrimo la xariira Musuq Maasuq sida lagu sheegay war kasoo […]

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelan doona

6th November 2017 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta Kulan ku yeelan doona Xarunta ay ku shiraan Ee Golaha Shacabka,waxaana la sheegay in Akhrinta Labaad ay marsiin doonaan […]

Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu soo Bandhigay Magaalada Muqdisho”Sawiro”

6th November 2017 admin 0

Taliska Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay ku dhawaad 20 Qof oo ay ku Eedeeyeen in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab islamarkaana […]

lacag

Deeq Lacageed oo iska soo aruuriyeen Bulshada Degmada Xudur ayaa lagu wareejiyey Gudiga qaran

6th November 2017 admin 0

Deeq Lacageed oo iska soo aruuriyeen Bulshada Degmada Xudur sida dhalinyarada,ganacsatada iyo haweenka ayaa lagu wareejiyey Gudiga qaran ee gargaarka dag daga ah lacagtaan oo […]

taabit

Daawo:Gudoomiye Taabit wixii halkaan laga balaqaaday waa in lafuliyaa

6th November 2017 admin 0
canood

Daawo:Ciidamada Xooga Dalka oo Cagta Mariyey argagixisada Alshabab

6th November 2017 admin 0

Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya ayaa waxay hawgalo lagu sifaynayo kooxda argagixisada Alshabab kasameeyeen Tuulooyin hoostaga Balcad iyo jowhar halkaas oo shacabka ka qaadayeen lacag at […]

salaxeelaay

Wasiirkii Hore Wasarada Howlaha Guud Eng Salah Sheik Osman oo sheegay inuu dil ka badbaaday uu soo qorsheeyey Wasiir Xasan Eelaay

5th November 2017 admin 0

Wasiirkii Hore ee wasarada Howlaha Guud Eng Salah Sheik Osman ayaa bartiisa Facebooga ku sheegay inuu ka badbaday dil kas oo uu ka dambeeyey wasiirka […]

muuse

Daawo:Senator Muuse Suudi oo ka qosliyey kulanka xildhibaanada aqalka sare ee maanta

5th November 2017 admin 0
gaas

Daawo:Madaxweyne Gaas oo sheegay in Soomaliya Mid tahay Cadowgeedana hal meel uga soo jeesanayso

5th November 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 … 27 28 29 … 33 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes