Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2017

Weerar lagu qaaday Guriga Cabdiraxmaan Ciro

28th October 2017 admin 0

Kooxo hubeysan oo dhalinyaro ah ayaa weeraray hoyga uu magaalada Hargeysa ka deganyahay murashaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka ee waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi Ciro . […]

Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiye Jawaari oo ka Ambabaxay Muqdisho

28th October 2017 admin 0

Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow ka duulay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, waxaana ay kusii jeeddaan dalka Suudaan. Waxaa uu […]

deg

DEG DEG: Shirkii dowladda dhexe iyo dowlad goboledyada oo baaqday

28th October 2017 admin 0

Shirkii Madaxweynaha Soomaaliya uu ku dhawaaqay inuu qabsoomayo 28-ka October oo maanta ku beegan ayaa baaqday sida uu sheegay Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliya Cabdi Siciid […]

Madaxweyne Xaaf iyo Wafdi uu hogaaminanyo oo goor-dhaw Muqdisho soo gaaray + SAWIRO

28th October 2017 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle “Xaaf” iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxa uuna ka qeyb galayaa Shirka u dhaxeeya […]

No Image

Madaxda maamul goboleedyadda oo kusoo wajahan Muqdisho

28th October 2017 admin 0

Magaalada Muqdisho ayaa saacaddaha soo socda waxaa kusoo wajahan Madaxda maamul goboleedyadda intooda badan. Madaxda maamulada Puntland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaa lagu waddaa in […]

Maxkamad xukun ku riday Muwaadin Soomaaliyeed oo ku biiray Al-Shabaab

28th October 2017 admin 0

Maxkamad ku taalla magaaladda Frankfurt ee dalka Jarmalka waxa ay danbi ku heshay labo muwaadin oo dalkaasi udhashay oo ku biiray kooxo Islaamiyiin ah. Maxkamadda […]

barlaman

Golaha Shacabka oo maanta markale ka doodaya Sharciga La dagaalanka Musuq-maasuqa

28th October 2017 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in markale ay ka doodaan Sharciga Dhismaha gudiga Madaxa Banaan ee la dagaalanka Musuq-Maasuqa. Xildhibaanada ayaa […]

Afar Qof oo ku sumoobay Raashiin ay ku cuneen Tuulla Hoostagta Buulla burdi

28th October 2017 admin 0

Wararka naga Soo gaaraya Tuulla Hoostagta magaalada Buulla burdi ee gobalka hiiraan ayaa sheegaya in afar qof ay ku sumoobeen raashiin ay cuneen. Dadka degan […]

siyaaro

Daawo:Siyaarada Sheekh Yuusuf Oo Ka Dhacday Deegaanka Xeeraale

27th October 2017 admin 0
No Image

Maqal iyo Muqaal: 7 Ruux oo Nafaqo Daro iyo Jadeeco ugu dhimatay Kaamamka Barakacyaasha Caabudwaaq.

27th October 2017 admin 0

7 Ruux oo shan kamid ah ay yihiin Caruur oo Nafaqo darro iyo Jadeeco ugu dhintay Kaamamka ifo 1 ifo 2 iyo Towfiiq ee galbeedka […]

awliyo

Daawo:Am Awliyo iyo xildhibaan Fiqi oo weerar afka hawada isu mariyey

27th October 2017 admin 0

Amsadoor awliyo ayaa sheegay in Xildhibaan fiqi marar badan igu sheegay alshabaab taas oo aan surta gal ahayd, Awliyo aya sheegay inuu barmaamijyo ku saabsan […]

qarax

Daawo:Jaaliyada Soomaliyeed ee Birmingham Uk ayaa baroordiiq udhigatay dadki wax yeeloobay qaraxii Soobe

27th October 2017 admin 0

Wasiir beyle oo Markale ku celiyay in Dowlada ay bil walba bixiso Mushaarka Shaqaalaha Dowlada oo cabasho laga muujiyay

27th October 2017 admin 0

Iyadoo maalmihii dambe ay Soo baxayeen warar Sheegaya in Shaqaalaha u shaqeeya Dowlada Soomaaliya aysan Mushaar qaadan dhowr bilood ah ayaa Arintan waxaa si kulul […]

No Image

Madaxweynaha Hirshabelle oo Safar dhulka ah ku tagay balcad iyo Warsheekh

27th October 2017 admin 0

Maxamed Cabdi Waare  Madaxweynaha  Maamulka Hirshabelle ayaa safar dhulka ah ku tagay degmooyinka Balcad iyo Warshiiq oo kawada tirsan gobolka Sh/dhexe iyadoo si weyn loogu […]

Taliyaha NISA oo eedeeyay Wadamada Caalamka

27th October 2017 admin 0

Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya waxa uu ku sheegay qoraalkiisa jariirada New York Times in Soomaaliya ay u baahan tahay kaalmo dhinaca […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes