Al-shabaab oo Labo Nin ka Afduubtay Duleedka Degmada Afgooye

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Afduubteen Labo Nin oo ahaa Beeraleey islamarkaana ku sugnaa Beer ku taalla Galbeedka Magaalada Afgooye.

Labada Nin Ee la watay ayaa la sheegay in ay wateen Makiinad Cagaf ah oo loo isticmaali jiray Falitaanka Beeraha,waxaana la sheegay in Al-shabaab ay Gubeen Gaarigii Cagafka ahaa horayna ay u wateen Labo Nin oo Cagafka wadatay.

Ciidamada Dowladda ayaa Saakay Baaritaano Xoog leh ka wada Qeybaha ay ka kooban tahay Magaalada Afgooye oo Xalay uu ka dhacay Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.