Daawo:Wasiirka warfaafinta Juubaland oo qaylo dhaan u dirsaday Dowlada Soomaliya Sheegna Inaan Xilka Laga qaadin

jubaland

Wasiirka Warfaafinta Juubaland C/nuur Cali aadan ayaa shir jaraaa’id ee uu qabtay kaga hadlay waraaq baraha Bulshada lagu soo bandhigay oo sheegaysay in xilka laga qaaday Wasiirka Warfaafinta Jubbaland.

Warsiirka Ayaa Sheegay inaysan jirin wax shaqo ah oo laga qaaday waraaqdaasna tahay Beenabuur waxuuna wasiirka intaas ku daray in ay jiraan koox hal qabiil kasoo jeeda oo isu bahaystay inay sidii ay ii wax yeelayn lahayeen, waxaana maamulka Juub aland iyo wasarada Warfaafinta Soomaliya ka codsaday in wax laga qabto kooxdaas been abuurka ka faaisay.

Wasiirka warfaafinta Jubbaland C/nuur ayaa horey loogu eedeeyey inuu waryaasha Madaxa banaan ee Jubbaland uu dhibaato ugaystay isugu jirta Gacan qaad iyo xabsi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.