Daawo:Shirkii Ayaaha Maamulka koofur Galbeed oo Muqdisho Kadhacay ayaa loogu Baaqay Madaxwayne Shariif inuu is casilo

shari

Waxaa Magaalad Muqdisho ka dhacay Shirkii loogu tashanaayay aayaha Koonfur Galbeed Somalia waxaana kasoo qayb galay Baarlamanka labada gole ee Dowlada Federalka ah ee Soomaliya iyo Baarlamanka Koonfur Galbeed, waxgard,Siyaasiyiin,Haween iyo qaybaha Bulshada Maamulka koonfurgalbeed.

dadkii ka hadlay shirkaan ayaha Koonfur galbeed looga Tashanayey ayaa waxaa laysku raacay in uu Madaxwyanaha Koonfur Galbeed is Casilo madaama uu ku guul dareystay waxka qabashada Baahiyaha maamulka Koonfur Galbeed.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.