Mareykanka oo Malaayiin lacag ah dul dhigay Hogaamiye ka tirsan Al-shabaab

Warbixin ay soo saartay FBI-da Mareykanka ayaa lagu sheegay in Malaayiin Lacag ah Madaxiisa la dul dhigay Hogaamiye sare oo ka tirsan Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab.

Hogaamiyahaan ayaa Magaciisa lagu sheegay Jihaad Mustafa,waxaana Al-shabaab dhexdooda looga yaqaanaa anwar Al-ameeriki,iyadoo FBI Mareykanka ay sheegeen in Madaxiisa la dul dhigay Lacag dhan 5 Milyan oo Dollarka Marerykanka ah.

Anwar Al-ameeriki  oo ah 35 Jir ayaa la sheegay inuu yahay Hogaamiyaha Ajaanibta la joogta Al-shabaab,waxaana FBI Mareykanka ay sheegeen inuu badali doono Hogaamiyaha Guud ee Al-qaacida 5 35 jir ah Shabaab dhexdooda looga yaqaano anwar Al-ameeriki Dr Ayman Azaahire,iyadoo Dowladda mareykanka ay sheegtay in Nolol iyo Geeri intaba la doon doonayo  Jihaad Mustafa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.